Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka fikirkooda loogu xiro Somaliland oo soo kordhaya


Hargeysa
Hargeysa

Dhawaanahan waxa Somaliland lagu xidhay dhawr qof oo kala duwan, kuwaas oo qaarkood eedaynta loo haysto ay ka mid tahay aragti ay ka dhiibteen xaaladaha taagan wakhtigan ee Somaliland.

Abwaanno dhallinyaro ah ayaa ka mid ah dadka la xidhay, waxaanay ururada xuquuqda aadamuhu ku tilmaameen xadhiggaas sharci-darro.

Haddaba, maxaa keena in xadhiggu soo noqnoqdo, maxayse tahay sababta xadhigu, waxa warbixintan Hargeysa ka soo direy Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Dadka fikirkooda loogu xiro Somaliland oo soo kordhaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG