Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururada bulshada rayidka oo dhaliilay go'aankii baarlamanka


Xildhibaanada oo la dhaariyey
Xildhibaanada oo la dhaariyey

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa shalay waxay meel mariyeen wax ka bedel lagu sameeyay sharciga bankiga dhexe ee dalka.

Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka waxay sheegeen in aan la marsiin hanaankii loogu talagalay sida akhrinta koowaad, labaad iyo seddexaad.

Ururada bulshada rayidka ah ee Muqdisho ayaa qaba in talaabaddii shalay iyo kuwo kale oo badan ay muujinayaan in hay'aduhu dowladda ay xilligan isku milmeen sida golaha shacabka, fulinta iyo garsoorka.

Cabdullaahi Maxamed Shirwac, oo ka mid ah madaxda ururada bulshada rayidka ah ayaa u warramay wariyaha VOA-da Cabduqlaadir Maxamed Cabdulle.

Ururada bulshada rayidka oo dhaliilay go'aankii baarlamanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG