Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Ugu yarana hal qof ayaa la sheegayaa inuu ku dhaawacmay qarax goor dhowayd ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa ka dhacay meel u dhow maqaayad laga cunteeyo oo ku taalla degmada Hodan, una dhow isgoyska Banaadir.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxn uu ka dhashay baabuur. Ilaa hadda lama oga cidda sida gaarka ah loo bartilmaameedsanayey.

Qaraxaasi ayaa keenay olol iyo qiiq saameeyey baabuur kale oo goobta taallay.

XS
SM
MD
LG