Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Hayb sooca Soomaalida qaar


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay hayb sooca lagu sameeyo beelaha qaar ee Soomaaliyeed.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdi Weli.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:28 0:00

XS
SM
MD
LG