Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Wadajir oo caburin ku eedeeyey dowladda Soomaaliya


Abdirahman Abdishakur
Abdirahman Abdishakur

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in ciidamada dowlada ee booliiska ay shalay ka horjoogsadeen tababar ay dhalinyaro ugu qabanayeen hotel ku yaalla magaalada Muqdisho.

Waxuu ku eedeeyey dowlada federalka in-ay culays badan ku hayso xisbigiisa iyo dhaqdhaaqyadiisa siyaasadeed.

Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Xisbiga Wadajir oo caburin ku eedeeyey dowladda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

XS
SM
MD
LG