Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo Ku Baxdey Beelo Dagaallamay


Maalmihii u dambeeyay waxey dagaal beeleedyo kala gooni gooni ah oo ay dad badani ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen ay ka socdeen deegaanno ka tirsan xuduudda gobolka Galguduud ee Ethiopia oo dhinaca ah iyo Xuduudda Gobollada Hiiraan Galguduud oo dhinac kale ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaal ay ku dooneyso inay xabad joojin iyo waan waan dhex dhigto dhinacayada dagaalamaya.

Wasiirka Arrimaha Guddaha ee dowladda Federalka ah Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay gobolada dhexe. Wariyaha VOA Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Beelo dagaallamay oo la dhex dhaxaadinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

XS
SM
MD
LG