Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida xildhibaanada ee isbeddelka guddiga maaliyadda


Guddiga maaliyadda baarlamanka Soomaaliya

Guddiga maaliyadda golaha shacabka Soomaaliya ay warbixin ay soo saareen bishii tagtay waxay ku eedeeyeen wasasaradda maaliyadda iyo maamulka gobolka Banaadir wax is-daba marin maaliyadeed.

Aarrintaas ayaa kadib hoggaamisay murankii xooganaa ee markii dambe ka dhex dhashay baarlamanka iyo xukumadda.

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa shalay dib u habeyn ku sameeyay xubnaha guddigaasi.

Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha waxaa guddiga looga saaray guddoomiyihii guddiga maaliyadda Cali Cabdi Cusmaan, gudoomiye ku xigeenkiisii Maxamed Aadan Mocalim iyo xoghayihii guud ee guddiga Cabdullaahi Maxamed Nuur, waxaana lagu bedelay sadex xildhibaan oo cusub.

Arrimaha guddigan la xiriira iyo madaxbaanida lagu qabi karo, ayaa waxaa warbixintan oo ay ku eegeyso Muqdisho ka soo dirtay wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG