Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ka dhigan yahay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish?


Shabaab
Shabaab

Ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa jimcihii tagey ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah maleeshiyada Daacishta Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Al-Shabaab ayaa ugu baaqay maleeshiyada ururukaas inay ku qaadaan maleeshiyada Daacishta Soomaaliya weerar ay ugu magac dareen “ciribtirka cudurka”

Labadan urur ayaa aragti ahaan ka mideysan fulinta falalka argagixisada, si ay ugu gaaraan danaha ay leeyihiin, iyagoo u soo maraya diinta Islaamka, laakiin waxaa jira faraq u dhaxeeya oo keenay inay iska hor-yimaadaan.

Caasha Ibrahim Aaden ayaa waxa ay labadan dhinac isku hayaan, saameynta uu ku yeelan karo awood ahaan, iyo danaha ugu jira dowladda federaalka iyo Soomaaliya wax ka weydiisay Maxamed Faarax Cali Al-Ansaari oo dowladda federalka Soomaaliya kala shaqeeya dhinaca dhaqan-celinta maleeshiyaadka ka soo goosta ururada xagjirka ah.

Muxuu ka dhigan yahay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacih?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

XS
SM
MD
LG