Isku xirrada

War Deg-Deg ah

10 ku Dhimatay Dagaal ka dhacay Agagaarka Maxaas


Deegaan hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa inay wali ka taagan tahay xiisad ka dhalatay dagaal laba maleeshiyo halkaasi shalay ku dhexmaray.

Dagaalkan oo ay ku dhinteen 10 qof ayaa salka ku haya aano qabiil. Haddaba wararkii u danbeeyay waxaa Beledweyne inooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhageyso Dagaalka Maxaas
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:32 0:00

XS
SM
MD
LG