Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo khudbado jeediyey


Koonfur Galbeed
Koonfur Galbeed

Qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka jeediyey khudbadahood musharaxnimo.

Doorashada madaxweynaha ayaa lagu wadaa inay magaalada ka dhacdo 19-ka bishan December.

Khudbadahan ayaa ku soo beegmaya iyadoo aan weli xal laga gaarin xiisado ay dad ku dhinteen oo ka dhashay xarig loo geystay Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansoor oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan xilkan.

Weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhabo/

Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo khudbado jeediyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

XS
SM
MD
LG