Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta dhageystay barnaamijka murashaxiinta xilka madaxweyne oo lagu wado inay qabsoonto Arbacada toddobaadka oo ku beegan 17ka bishan December.
Saddex ka mid ah shan murashax oo hadda ku soo horay tartanka ayaa maanta jeediyey barnaamijkooda, halka labada soo haray ay maalinta barri ah jeedin doonaan.
Dhinaca kale, xaaladda magaalada ayaa deggen.
Khadka telefoonka ee magaalada Baydhabo ayaa waxa si toos Caasha Ibraahim ugu waramey wariye Mukhtaar M. Catoosh.
Facebook Forum