Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Madasha Aragtiwadaagag Soomaalida oo Furmay

Magaalada Djibouti waxaa maanta sannadkii labaad ka furmay madasha aragtiwadaagga Soomaalida oo uu soo qaban-qaabisay machadka daraasaddaka siyaasadda Hertiga.

Madashan waxaa ka soo qeybgaley Soomaali ka badan 150 qof oo isugu jira siyaasiyiin, iyo waliba aqoonyahanno ka kale socda Geeska Africa iyo waliba daafaha dunida.

Warbixintan waxaa Djibouti ka soo dirtay Sagal Siciid Faarax.

Dhageyso Shirka Heritage
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:49 0:00

Halkaan ka daawo sawirrada shirka.

Shirka Madasha Aragti-wadaaga Soomaalida ee Heritage

XS
SM
MD
LG