Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dad ay ku dhinteen iska horimaad dhex maray ciidamada booliska iyo dad dibad bax ay ku taageerayaan gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal ka oogayay magaalada.
Faahfaahinta la xiriirta dhacdaaas iyo xaaladda magaalada Baydhabo waxaa halkaas inooga soo diray wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Facebook Forum