Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshii laga Gaaray Colaadda Taleex


Sool
Sool

Colaad in muddo ah ka jirtay Degmada Taleex ee Gobolka sool ayaa shalay la soo afjaray. Nabadaynta ayaa la sheegay inay hoggaaminayeen odayaasha dhaqanka, kuwaaso oo dhinacyada colaaddu dhexmartay ku dhexdhexaadiyey inay nabad qaataan, isla markaana mag laga bixiyo dadkii la kala dilay.

Warbixintan waxa anoo soo weriyahayaga Abdikariim Olol.

Dhageyso Heshiiska Sool
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

XS
SM
MD
LG