Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirweyne u furmay haweenka Somaliland


Haweenka Somaliland

Dhawaanahan waxa Somaliland ka taagnaa tabashooyin ay haweenku ka qabaan tirada xilalka ay qaybaha dawladda ka hayaan iyo sidoo kale caqabado ka haysta ka-qaybgalka doorashooyinka.

Shirweyne ay soo abaabuleen haweenku oo ay ka qaybgaleen boqollaal dumar ah ayaa maanta lagu qabtay Hargeysa.

Shirweynahan ayaa sidoo kale waxa ka qaybgalay masuuliyiin dawladda ka tirsan, waxaana furay madaxweyne Muuse Biixi.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo direy Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG