Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Suxufi lagu dhaawacay qarax


Muqdisho
Muqdisho

Mid ka mid ah suxufiyiinta magaalada Muqdisho ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray qarax loogu xiray baabuurkiisa oo ka dhacay degmada Waaberi maanta.

Ismaaciil Sheekh Khaliifa oo ka tirsan idaacadda Hiddo ayaa la sheegayaa in xilligan lagu dabiibayo cisbitalaka Digfeer.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa arrintan ka waraystay weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Muqdisho: Suxufi lagu dhaawacay qarax
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

XS
SM
MD
LG