Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka


Barnaamijka Dhacdooyinka ee tooddobaadka waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ku saabsan Somalia oo uu ugu weyn yahay muranka ku saabsan kala dirista Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Somalia.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00

XS
SM
MD
LG