Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo u dirtay Baydhabo

Ciidamada
Ciidamada

Ciidamo boolis ah oo ay dowladda federalka Soomaaliya kasoo dirtay Muqdisho ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka qeyb qaadanayaan sugidda ammaanka, iyadoo dhawaan la filayo in doorashada madaxweynaha ay qabsoonto.

Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamanka federalka ee gobolka ka soo jeeda iyo kuwa baaralamnaka maamulka ayaa dareen ka muujiyay ciidamadan.

Wariyaha VOA-da Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray Baydhabo.

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo u dirtay Baydhabo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00

XS
SM
MD
LG