Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi khaas ah: Beyle oo beeniyey eedaha musuq-maasuqa


Beyle
Beyle

Maalmahan waxaa eedo iyo jawaab-celin is weydaarsaday Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan la socodka maaliyadda oo ku eedeeyey Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Maaliyadda maamul xumo maaliyeed.

Eedahaasna waxaa ka jawaabay oo ku gacansayray Wasiirka Maaliayadda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Haddaba VOA Somali waxaa u suurtogashay inay waraysi gaar ah la yeelato Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Waraysi dheer oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf waxa uu kaga hadlayaa eedeymahaas iyo halka ay ku dambaysay lacagaha ka yimid dalka Sucuudiga.

Wareysi: Wasiirka maaliyadda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:40:29 0:00

XS
SM
MD
LG