Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Cudurrada aan la is-qaadsiin ee Soomaaliya loogu dhinto


Galka Baarista
Galka Baarista

Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada adeegyadooda caafimaad ay ugu liitaan dunida, waxaana in ka badan 60% ay dadku u dhintaan cudurrada la isqaadsiiyo ama la iska tallaali karo, sida ay sheegayaan hay’adaha caafimaadka.

Hase yeeshee waxaa iyaguna soo kordhaya geerida iyo dadka ay ku dhacayaan cuddurrada aan la isqaadsiinin. Cuddurrada aan la isqaadsiinin waxaa ka mid ah wadne-xanuunka, kansarka, macaanka, dhiig-karka iyo xanuunnada ka dhasha dhaawaca.

Hay’adda WHO waxay Galka Baarista u sheegtay in cudurrada aan la is-qaadsiin ee Soomaaliya ay mas’uul ka yihiin geerida 32% guud ahaan Soomaaliya.

Waxaa barnaamijka Galka Baarista soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:19:12 0:00

XS
SM
MD
LG