Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal dhex maray Shabaab iyo Galmudug


Dagaallo kale ayaa laga soo sheegayaa Gobolka Glaguduud, kuwaas oo u dhexeeya maleeshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo haatan ka tirsan maamulka Galmudug.

Dagaalladan ayaa daba socday kuwo toddobaadkii hore ka dhacay degaan Goola Goole. Dagaallada maanta ayaa ka dhacay halka lagu magacaabo Dhagaxyaale.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo kasoo diray weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG