Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kooxda QM: Dhuxusha Soomaaliya weli waa la dhoofiyaa


Dhoofinta dhuxusha Somaaliya ee ay Qaramada Midoobay Mamnuucday ayaa weli sii socota, dhaqaale malaayiin dollar ahna uu ka soo galaa ururka Al-Shabaab, sida lagu sheegay warbixintii ay shalay sii deysay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunaqabateynta Somalia iyo Eretraa oo shalay la qaaday.

Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dhuxushaasi la sii marsiiyo dalka Iran.

Warbixintaasi oo qeybo ka mid ah aan shalay sii deeynay ayaan maanta waxaan idiin soo gudbineynaa qeybtii looga hadlay dhoofka Dhuxusha Soomaaliya.

Falastiin Axmed Imaan ayaa soo aqrisay halkanna nooga soo jeedineysa.

Kooxda QM: Dhuxusha Soomaaliya weli waa la dhoofiyaa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

XS
SM
MD
LG