Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nabaddoon lagu Xiray Balad-xaawo


Gedo
Gedo

Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa maalinkii Afraad ku xiran Suldaan Khaliif Xaaji Xassan oo ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee degmadasi kuwa ugu caansan.

Salaadiinta Dhaqanka degmada Baladxaawo ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku cambaareyey xariga nabadoonka.

Nabadoon Xaaji Yaroow Maxamuud Cali ayaa VOA u sheegay inay la xariireen maamulka degmada si ay wax uga weydiiyaan xariga nabaddoonka.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefonka ku wareysatay.

Dhageyso Xariga Nabaddoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

XS
SM
MD
LG