Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kooxda QM ee Somalia oo warbixin soo saartay


Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la fiilayaa inay maanta cunaqabataynta ka qaadaan Eritrea, balse lama filayo in sidaasi oo kale cunaqabataynta laga qaado Soomaaliya.

Guddigii Cunaqabataynta Qaramada Midoobay ayaa iyagana la rajaynayaa in lagu soo koobo koox qaabilsan Soomaaliya oo keliya.

Warbixin ku saabsan mowduucyada ugu waa weyn ee ay warbixintaasi ka hadashay waxaa soo akhrisay Falastiin Axmed Iimaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG