Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaadiid ku xanibnaa Afgooye oo la fasaxay


Afgoye and Mogadishu, Somalia
Afgoye and Mogadishu, Somalia

Gaadiid nooca xamuulka qaado oo u kala gooshayey Muqdisho iyo gobollada koonfureed ee Bay, Bakool iyo Gedo ayaa maalmihi la soo dhaafey ku xayirnaa magaalada Afgooye.

Gaadiidkan oo 100 gaarayey ayaa maanta ka anbabaxay degmadaasi, ka dib marki jidka oo qowleysato ciidanka xoogga ka tirsanaan jirey u xirnaa la furey, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta gobolka.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo u waramey Jaamac Buulle Jaamac ayaa faah-faahinaya sida ay wax udhaceen.

Gaadiid ku xanibnaa Afgooye oo la fasaxay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

XS
SM
MD
LG