Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Laascaanood oo dhawaan booqday deegaanno ku yaalla Koofurta gobolka Sool oo ay ku dagaallameen beelo walaala ah, ayaa sheegay in ay soo arkeen guryo la gubay iyo carruur iyo haween barakacay.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Laascaanood kasoo diray Cabdikarim Olol.