Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaac laga muujiyey doorashada Koonfur Galbeed


Koonfur Galbeed
Koonfur Galbeed

Waxaa la filayaa in dhawaan ay qabsoonto doorashada madaxweynaha ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Aqoonyahanada deegaanka ayaa waxay walaac ka muujinayaan in doorashadu ay horseedi karto dhibaato kale iyo dib u dhac ku yimaadda deegaanadaas haddii ay waqtigii loogu talo galay ku qabsoomi waydo ama go’aanka doorashada faraha looga qaadi waayo masuuliyiinta maamulka.

Prof. Maxamed Xaaji Muukhtaar oo bare ka ah jaamacadda Savannah ee gobolka Georgia ee dalka Maraykanka ayaa VOA-da uga warramay sida uu u arko qaabka ay ku socoto u diyaar garowga doorashada.

Caasho Ibraahim Aaden ayaa wareysatay.

Walaac laga muujiyey doorashada Koonfur Galbeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:48 0:00

XS
SM
MD
LG