Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Somalia oo baaraya Amisom


Xilbibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay hawlgalka AMISOM inay baaraan dil lagu eedeeyey inay ciidankoodu gaysteen oo shalay ka dhacay xaafadda Huriwaa ee magaalada Muqdishu oo ay ku dhinteen afara qof oo rayid ah.

Guddiga baarlamaanka ayaa sheegay inay baaritaan ku samayn doonaan dilkaasi. Warbxiintan waxaa magaalada Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Baarlamanka Somalia oo baaraya Amisom
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG