Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nicholas Haysom oo la kulmay Xaaf


Xaaf iyo Haysom

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta magaalada Gaalkacayo kula kulmay madaxweynaha maamu goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Mr Haysom ayaa toddobaadyadan safar ku marayey maamullada dalka, isaga oo lasoo kulmay dhammaan madax maamul goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa Gaalkacayo nooga soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG