Guddiga Doorashada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta bixiyey shahaadooyinka musharrixiinta soo buuxiyey shuruudaha ay dhigeen guddiga doorashada.
Musharrixiinta qaadatay waxaa ka mid ah Sheekh Mukhtara Roobow Abu Mansuur iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo isla maanta iska casilay jagada uu horey u hayey oo ah Wasiirka Tamarta iyo Biyaha dawladda Federaalka.
Haddaba sida diyaargarowga doorashadan u socoto ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu ka waraystay Prof. Maxamed Cali Kalay oo ka mid ah aqoonyahann Soomaalida oo haatanna ku sugan magaalada Baydhaba.
Facebook Forum