Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda G. Banaadir oo Xukuno Ridday


Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shalay ridday xukunno la xirira musuqmaasuqa ay sameeyeen qaar ka mid ah saraakiisha hoose ee dekedda iiyo wasaaradaha qaarkood.

Dadka la xukumay waxaa ku jira madaxii kastamka ee dekedda Muqdishu Axmed Cabdullahai Samow, Cabdishakuur Aden Maxamuud oo xiriiriye ka ahaa mashruuc ay wadday wasaaradda maaliyadda iyo Daahir Maxamed Nuur oo agaaismaha barakacayaasha ka ahaa wasaaradda gargaarka bani’aadminnimo iyo maaraynta masiibooyinka.

Faahfaahinta xukunnadan ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu ka waraystay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr Muuse Macallim Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG