Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Taariikhda nidaamka federaalka


VOA Official logo
VOA Official logo

Bandhigga VOA waa barnaamij cusub oo ay VOA-du idiin soo deyn doonto toddobaadkiiba mar maalinta khamiista ah.

Waxaan ku eegi doonnaa arrimaha,Taariikhda, Dhaqaalaha, Sharciga iyo Samafalka.

Todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa Taariikhda Nidaamka Federaalka ah iyo sida dowladaha dunidu ay isugu maamulaan, iyo hanaanka Federal ee ay Soomaaliya qaadatay.

Xuseen Barre Aaden ayaa todobaadkan inoo soo diyaariyay, halkanna ka soo jeedinaya.

Bandhigga VOA: Taariikhda nidaamka federaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:06 0:00

XS
SM
MD
LG