Bankiga Adduunka iyo dawladda Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiis deeq dhan 80 milyan oo dollar lagu siinayo Soomaaliya.
Wasirika Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Beyle iyo Madaxa Bankiga Adduunka ee arrimaha Soomaaliya Bella Bird ayaa heshiiskaasi ku saxiixay Muqdisho.
Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.