Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirkii madaxda maamul goboleedyada ugu soo dhammaaday magaalada Garoowe, kaasi oo laga soo saaray qodobo badan oo sii kordhinaya khilaafkii u dhaxeeya ayaga iyo dowladda dhexe.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.