Ohio: Wiil Somali ah oo ku nool Columbus, Ohio oo lagu magacaabo Mohamed Abdullahi ayaa lagu soo eedayay inuu ku lug lahaa dilka iyo gubista gabar cadaan ah oo 23 jir ah oo 14kii bishan la dilay wariyeheen Abdikafi Yusuf Adan ayaa warbixintan nooga soo direy Columbus Ohio dalkan Mareykanka.