Isku xirrada

War Deg-Deg ah

shirkad Ceymis oo Laga Furay Hargeysa


Dhawaanahan waxa isa soo taraya shirkadaha caymiska ee laga furayo Somaliland, kuwaas oo adeegyo badan oo ay bixinayaan aanay dadku hore u aqoonin. Sharciga caymiska ayaan isna wali ka jirin Somaliland. Munaasibad si rasmi ah loogu daahfurayay shirkadda caymiska ee Geeska Afrika ayaa maanta lagu qabtay Hargeysa, iyagoo masuuliyiinta dawladda ee u xilsaarani ay sheegeen in ay dhawaan samayn doonaan sharciyadii caymiska.

Munaasibaddaas waxa qaybgalay masuuliyiin kala duwan oo dawladda, xisbiyada iyo ganacsatada ka socotay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso Ceymiska Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

XS
SM
MD
LG