Magaalada Muqdisho waxa maanta lagu daah rogey bandhigga carwada teknaloojiyadda oo ay ka qeyb galayaan dhowr shirkadood oo ka shaqeeya arrimaha teknaloojiyadda iyo boqollaal kale oo dadweyne.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxmed Guuleed, ayaa furey bandhiggaasi. Seynab Abuukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.