Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Qaraxii 14-ka October (Qeybtii labaad)


Galka Baarista
Galka Baarista

Intiinii dhagaystay idaacaddii shalay waxaan barnaamijka Galka Baarista kaga hadalnay dhibaatada haysata qoysas badan oo aan helin maydkii ehelladooda ku dhimatay qaraxii ka dhacay Zoobe 14-kii Oktoobar 2017-kii.

Qayb kale oo ka mid ah warbxinaha aan ugu talogalnay munaasabaddaasi murugada badan ayaan haatanna idiin soo gudbinaynaa, gaar ahaanna waxaan ku eegaynaa carruurta ku agoontowday qaraxaais oo aan weli helin kafaalo-qaadkii loo ballanqaaday.

Haaruun Macruuf ayaa inoo haya.

Galka Baarista: Qaraxii 14-ka October (Qeybtii labaad)
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:29 0:00

XS
SM
MD
LG