Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heritage oo ka hadashay xaaladda dalka


Madaxda dalka
Madaxda dalka

Machadka Heritage ayaa soo saaray warbixin ay kaga hadlayaan xaalada Soomaaliya, taasi oo ay diirada ku saareen khilaafka dhex yaala maamul goboleedyada iyo dawlada dhexe, baddalaada xubnaha hayadaha amaanka iyo fulinta, iyo waliba qodobo kale.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixntan ka waraystay Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ah agaasimaha Machadka Heritage ee warbixintan soo saaray, waxaana uu ugu horeyn weydiiyey inuu faahfaahiyo qodobadaas ay ku xuseen.

Heritage oo ka hadashay xaaladda dalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00

XS
SM
MD
LG