Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa xal u ah khilaafka madaxda Soomaalida?


Madaxda dalka
Madaxda dalka

Waxaa weli ismari-waa uu u dhexeeyaa madaxda dawladda sare iyo madaxda maamul goboleedyada kadib markii dhowaan ay madaxda ku jirta golaha iskaahsiga maamul goboleedyadu sheegeen inay joojiyeen xiriirkii dawladda dhexe.

Inkastoo madaxweynaha Hirshabelle uu isgau sheegay inuu heshiis la gaaray dawladda haddana si ka-fool-ka-fool ah iskuma soo horfadhiisna labada dhinac.

Sidee ayaa haddaba taas looga gudbi karaa? Su’aashaa siyo kuwo kale ayaa Xuseen Barre Aadan uu weydiiyey siyaasiga Ibraahim Shukri oo h hore u ahaan jiray Af-hayeenkii Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya una soo shaqeeyey dawladihii hore.

Ugu horrayn Ibraahim Shukri waxa uu ka hadlayaa tallaabooyinka loo baahan yahay in la qaado ka hor inta aanay doorashooyinka hoggaanka ka dhicin maamulka Jubbaland sannadka dambe?

Maxaa xal u ah khilaafka madaxda Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

XS
SM
MD
LG