Isku xirrada

War Deg-Deg ah

J/Dhexe: Shabaab oo "Rayid guryahooda kala baxay"


Al-Shabab
Al-Shabab

Gobolka Jubbada Dhexe waa gobolka kaliya ee si buuxda ugu jira gacanta ururka Al-Shabaab.

Maadaama uu gobolka gacanta ugu jiro al-shabab, waxaa yaraa xogta laga heli karo, xaaladda nololeed ee ka jirta.

Maalmihii u dambeeyayna waxaa soo kordhayay wararka la xiriira maleeshiyada Al-Shabaab oo dad shacab ah guryahooda kala baxayey, iyagoo ku eedeynaya inay dowladda la shaqeeyaan.

Sheekh Nuur Jaamac Nuur, waxa uu ka mid yahay shaqsiyaadka dhawaan uga cararay gobolka hanjabaad uga timid Al-Shabaab.

Jaamac Buule Jaamac ayaa weydiiyay, inuu sawir ka bixiyo xaaladda ay ku nool yihiin dadka gobolka.

Shabaab oo "Shacab guryahooda kala baxay"
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00

XS
SM
MD
LG