Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shaqaale shirkadeed oo lagu dilay Muqdisho


Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka sii socda dilalka qorsheysan ee lala beegsanayo dadka rayidka ah.

Waxaa ugu dambeeyay mid ka mid shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Somtel oo maanta rag hubeysan ay ku toogteen suuqa Bakaaraha.

Dowladda Soomaaliyana habac sanaanta amaanka dartiis ayey xilalkii uga qaaday taliyeyaash saldhigyada booliska ee ilaa iyo 7 degmo.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan Muqdisho ka soo diray

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:58 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG