Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galgaduud: 8 qof oo ku dhintay dagaal


Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay dagaal maanta laba maleeshiye beeleed ku dhex maray deegaanka Dacdheer ee gobalka Galgaduud, gaar ahaan xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo isku dhac xalay dhexmaray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowlad goboleedka Galmudug.

Wariyaha VOA-da Cabdi Waaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan nooga soo diray Galdogob.

Galgaduud: 8 qof oo ku dhintay dagaal
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG