Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire Keating oo wareysii siiyey VOA


Michael Keating. Photo Courtsey of UN
Michael Keating. Photo Courtsey of UN

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating oo xilka uu kasii dhammaanayo ayaa sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida.

Wareysii uu VOA siiyey ayuu Keating ku sheegay in loo baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan Soomaalida, si waddanka faa’iidadiisa dhaqaale iyo khayraadkiisaba loo soo saaro.

Keating ayaa sheegay inaysan ahayn wax sahlan horumar la sameeyo iyadoo Al-Shabab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah ay isku dayayaan inay minja-xaabiyaan dadaallada, balse waxa uu ugu baaqay inay Soomaalidu isku tanaasulaan.

Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed, waxaana lasoo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Waraysi Keating
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:13 0:00

XS
SM
MD
LG