Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xeerka kufsiga oo laga hadlay


Magaalada Hargeysa waxaa maanta lagu qabtay kulan ay ka qaybgaleen inta badan ururada bulshada iyo wasaaradda diinta iyo Awqaaftu, kaas oo lagu lafagurayay xeerar kala duwan oo dareeno ka soo noqdeen ansixintooda kuwaas oo uu ka mid yahay Xeerka Kufsiga.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo kulankaasi goobjoog ka ahaa, ayaa waraystay ka-qaybgalayaashii kulankaasi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG