7 ka mid ah 61 odayaal ah oo laga afduubtey deegaanada Galmudug ayaa ka soo baxsadey, sida la sheegey, gacanta maleeshiyaadkii afduubtey ee Al-Shabaab.
Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa afartii bishan dadkan waxa ay ka qabqabteen isla markaana ka afduubteen gobollada dhexe ayaga oo ku hayey degmada Ceel-buur.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo soo direy Cabbdiwaaxid Macallin Isxaaq.