Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka Dhab ah Dhaliilaha Madaxweyne Waare ee Federaalka


Waare
Waare

Shalley waxa magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare oo ka soo laabtey shirki ay maamul gobolleedyadu ku lahaayeen magaalada Kismaayo, caasimada ku meelgaarka ah ee Jubbaland. Shir-jaraaid oo uu Mudane Waare ku qabtey gigada diyaaradaha ee Aadan Cade ayuu ku faah-faahiyey sida ay ku gaareen go-aamadi war-murtiyeedki shirkaas ka soo baxay.


Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya.

Dhageyso Warbixin Shirki Jaraaid ee Mudane Waare
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

XS
SM
MD
LG