Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo Weeraray Guriga Aadan Cadde


Ciidamada
Ciidamada

Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin kuwa dowladda Soomaaliya iyo saraakiil shisheeye oo wehliyay ayaa weerar ku qaaday subaxii hore ee Arbacadii guri uu lahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allaha u raxmadee Aaden Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo ku yaalla magaalada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidamada ayaa guriga ka ka xeystay seddex wiil oo ka mid ahaa ehelka Aaden Cabdulle.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa qadka telefoonka kula xiriirey Dhaqan Cismaan Caddow oo ah hooyada dhashay laba ka mid ah wiilasha la xirey iyo Sucaad Cabdullaahi Xaaji, oo wiilasha la xirey ay walaalo yihiin. Waxaana ku horeyneysa Sucaad Cabdullaahi oo faahfaahin ka bixineysa sidey wax u dhaceen.

Ciidamo weeraray beerta Aadan Cadde
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

XS
SM
MD
LG