Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inay qabqabteen isla markaana afduubteen in ka badan 60 ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Gobollada Dhexe ee Soomaaliya.
Arrintan ayaa waxaa xaqiijiyey mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug., waxaana la sheegayaa inay la xiriirto dilal ka dhex dhacay dad qabaa’ilaad ah.
Warbixintan waxaa Gaalkacayo nooga soo diray Cabdulwaaxid Macallim Isxaaq.
Facebook Forum