Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxi Muqdisho


Qarax
Qarax

Faah-faahin ayaa kasoo baxday qarax xoogan oo maanta lagu weeraray xarunta maamulka degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Qaraxani ayaa waxaa ku dhintay saddex askari, halka ay ku dhaawacmeen 14 ruux oo ay lix ka mid ahi yihiin carruur.

Faah-faahinta warkan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso warbixinta qarraxa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG